Madaxweyne caan ah oo si xirfedeysan looga xaday boorso ay ka buuxday lacag

Waxaa Maxkamad la soo taagay saddex qof oo lagu eedeeyey inay xadeen boorso ay ku jirto $150,000 oo kaash ah oo uu lahaa madaxweynihii xilka laga tuuray ee dalkaas, Robert Mugabe. Tuugada la tuhunsan yahay ayaa la sheegay in ay lacagtaas ku gateen gawaari, guryo, iyo xoolo nool. Sida ay ku warrantay warbaahinta dalkaas, mid … Continue reading Madaxweyne caan ah oo si xirfedeysan looga xaday boorso ay ka buuxday lacag